Walal ii matihid

Walal ima tihid warabe walalsade, dhibane shirqole, ma dhargee damir lawe, wali masidi bad uu butaacda been iyo sharr ku shaaxda? Lo’da oo kaa calool badan ba candhuufta celceshta, ado bahi ku heyna dhargi weyday weliga Dharar iyo habeen waxba hanagu qarwinee Orodo Ilaah bari bal in ololka cadabtiyoo narta ku dhalaleysa ku dhinac mariyoo …