Dhawaca sokeeye

Dhawaca sokeeye Waa cinjir iyo boddo meel bukta kaaga dhagoo dhiigaaga jaqaa, codow ku nugleeyee waa walalka… Sun kolkad ku qabeysato timaha xiratona si di dhurwa qosli oga waa cinjirti dhigaga jaqdee Kolkaad is dhiistoo iftiinkaguna baxoo ku deyn mayoo. Dhiig cabahuu kuna gaadhimayoo, inuu khaakh yahay dhurwa dhar sita mel fog bad ka soo …

Walal ii matihid

Walal ima tihid warabe walalsade, dhibane shirqole, ma dhargee damir lawe, wali masidi bad uu butaacda been iyo sharr ku shaaxda? Lo’da oo kaa calool badan ba candhuufta celceshta, ado bahi ku heyna dhargi weyday weliga Dharar iyo habeen waxba hanagu qarwinee Orodo Ilaah bari bal in ololka cadabtiyoo narta ku dhalaleysa ku dhinac mariyoo …

Nabad ku ber

Maka shaqeysay naftada oo mataqana gudahaga…? Tarikhdada intad dib u egtay ma so gurtay mirihii kharrara ee nabad la’aanti dhaleen?(Qaxootinimo& qax) Caradadu malaga nabad helayoo socodka iyo hawdaa Ebee maku nafiistaa? Mise Alabab jabis iyo cago jugleyn bad ku caro baxdaa? Intadan hebel ba qalocday iyo hebla bur ka boday odhan Naftada adigu baroIs hilqanoDhis …

Saxiibaday oo hadashay(my friend speaks)

DAREEMKEEYGA MAANTA Below is a friend’s story, she wrote it in Somali. I’m proud of her for writing and sharing it with us. Horta inta aanan wax faafin dheer ah sii galin, waa inaan is amaano, waayo?• Waxaan ahay hooyo adag oo nolosheeda maarmeeysay• Shaqo aan kufarax sanahay ayaan bishan helay. Guri, gaari iyo waxii …

Tariikh iyo Dardaran

Salaligi saladaa oo laban so kuman ilmenin siduu yahay dhabti hooyadey? Aan ku waramee walal horta barasho wanagsan, waxan ahay inaan dhalatay waa uu haradku yara jawiguna wacnaa. Lamane is jecel dhashodu sadaxad ban ahaa. Imtixanka aduun inta eey hooyadeey so martay kolkan afar uqeybino, rubuc qeybtis ban aniguu so maray. Aan korka kaga maree, …