Dhawaca sokeeye

Dhawaca sokeeye Waa cinjir iyo boddo meel bukta kaaga dhagoo dhiigaaga jaqaa, codow ku nugleeyee waa walalka… Sun kolkad ku qabeysato timaha xiratona si di dhurwa qosli oga waa cinjirti dhigaga jaqdee Kolkaad is dhiistoo iftiinkaguna baxoo ku deyn mayoo. Dhiig cabahuu kuna gaadhimayoo, inuu khaakh yahay dhurwa dhar sita mel fog bad ka soo …

Walal ii matihid

Walal ima tihid warabe walalsade, dhibane shirqole, ma dhargee damir lawe, wali masidi bad uu butaacda been iyo sharr ku shaaxda? Lo’da oo kaa calool badan ba candhuufta celceshta, ado bahi ku heyna dhargi weyday weliga Dharar iyo habeen waxba hanagu qarwinee Orodo Ilaah bari bal in ololka cadabtiyoo narta ku dhalaleysa ku dhinac mariyoo …