Walal ima tihid warabe walalsade, dhibane shirqole, ma dhargee damir lawe, wali masidi bad uu butaacda been iyo sharr ku shaaxda?
Lo’da oo kaa calool badan ba candhuufta celceshta, ado bahi ku heyna dhargi weyday weliga
Dharar iyo habeen waxba hanagu qarwinee
Orodo Ilaah bari bal in ololka cadabtiyoo narta ku dhalaleysa ku dhinac mariyoo cafis Ilaah weydiso
Walle taclinban ka haya, in dhig nasab lagu noqon ada tusale u ah ah. maxan darta iyo kuwi ku xigaaday dhararo badan xabaal dul alay…
Kolkan so kacoon buska iska jafon angu is wanajigyey. Maxad sidii birr dacaleysatey u dacaroneysa?
Ala maxa nin magac la ga sitaa, nin walba nin loo sitaa…
Alla mahad leh adonku u naxarista sharf leh
Wa iga dararanee bal iin balka naxarista Ebe ku furo cafis iyo cafimad Ebe weydiso.
Ama sidadii shar ku shaxeeyso