Dhawaca sokeeye
Waa cinjir iyo boddo meel bukta kaaga dhagoo dhiigaaga jaqaa, codow ku nugleeyee waa walalka…
Sun kolkad ku qabeysato timaha xiratona si di dhurwa qosli oga waa cinjirti dhigaga jaqdee
Kolkaad is dhiistoo iftiinkaguna baxoo ku deyn mayoo. Dhiig cabahuu kuna gaadhimayoo, inuu khaakh yahay dhurwa dhar sita mel fog bad ka soo sartee, waa Inu ramsado macaagaga. ileen uu didey inu dhigaga cabee. Qanjarufada sokeeye ka xanun badan toreeyda shiisheeye
Lo jojinaa mayee horaa loo soocon. Laqdaboole waa kii kudhaca godkuu qodee