Maka shaqeysay naftada oo mataqana gudahaga…?
Tarikhdada intad dib u egtay ma so gurtay mirihii kharrara ee nabad la’aanti dhaleen?
(Qaxootinimo& qax)
Caradadu malaga nabad helayoo socodka iyo hawdaa Ebee maku nafiistaa?
Mise Alabab jabis iyo cago jugleyn bad ku caro baxdaa?
Intadan hebel ba qalocday iyo hebla bur ka boday odhan
Naftada adigu baro
Is hilqano
Dhis hedhe aqalkaga
(Naftada maskaxdada nabad ku ber)