Manka

Manka
Booskuna mahan cadhidhi
oo qalbigeyga ma buxsamo.
Dharaar walba wax baan jeclaada.
Shalay waxaan jecladay balanbaalis baalasheeda, daraadna waxaan cashaaqay tifiqda roobka.
waxan la dhacay leydha dabeelaha lula laamaha geedka.
Mankeyga kugu qoray
Oo waxad ku birtay
liiska aadanaha jiridooda aan Ebe ugu mahad naqo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: