Anoo kaa fikirayaan hurdo kaso kacay
Mise waxan duljifay daruuro udgoon,
Sidi aroor hore iftin wacan leh
Sidi geed hadhkis laydh qabow leh
Sidi dhul oman oo Rob ku da’ay
Maxu mankeyga ku harad baxay muuqaga…
_____________________
unwiring my mind
_____________________